Deegaankii Lixaad oo ay la Wareegeen Ciidamada Xarakada Al-Shabaab.

38
0

Caadley oo ah deegaanlkii Lixaad oo ay maanta qabsadaan ciidamada Xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dhaca isla gobalka Shabellada Dhexe, waxaana  haatan ku sugan militariga Al-Shabaab.

Ciidamada dawladda ayaa isaga firxaday deegankan kaddib markii ay Milatariga Al-Shabaab la wareegeen deeganka Ceelbaraf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here