Ciidamada Xabashida Itoobiya oo Lagu Qarxiyay Magaalada Baydhabo.

43
0

Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay weerar qarax ah ku qaaday ciidamada xabashida Itoobiya ee ku sugan garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo.

Qaraxa ayaa geestay khasaaro waxana qaraxaasi ku dhaawacmay labo askari oo midi Itoobiyaan yahay, halka midka kalena uu katirsan yahay Dowladda Fedaraalka.

Ciidamada Xabashida Itoobiya ee duullanka ku jooga magaalada Baydhabo ayaa iyo qaybo kamid ah Koonfurta iyi bartamaha Soomaaliya ayaa la kulma weeraro kaga imaanaya xarakada mujahidiinta Alshabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here