Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa marba marka ka danbayso deegaano hor leh kala wareegayo ciidamada Dowladda Fedaraalka ee ku sugan gobalka Shabeellaha Dhexe.
Goordhaw waxa uu dagaal ka dhacay deegaanka Boos-caamir ee dhaca duleedka Al-Kowthar ee Shabeellada Dhexe.
Dagaal kadib ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka, halkaas oo khasaare lagu gaarsiiyay ciidamada Dowladda Fedaraalka.