DEG-DEG: Ciidamada Mujaahidiinta oo la wareegay Deegaanka Aboorey ee Gobalka Hiiraan.

42
0

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saaka dagaal saf balaarana ku qaaday dhamaan saldhigyada ciidamada dawladdu ay ku lahaayeen deegaanka Abooreey ee gobalka Hiiraan.

Wararka kasoo baxaya goobaha uu dagaalku ka dhacay ayaa sheegaya in dhamaan deegaanka iyo nawaxigiisa ay hada si buuxda gacanta ugu hayaan ciidamada xarakada Al-Shabaab.

Wixii faahfaahin ah dib ayaan usagoo gudbin doonaa akhristayaasheena Inshallaah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here