DEG-DEG: Sarkaalkaan waxaa Saaka lagu Dilay Dagaalkii ka Dhacay Aboorey.

36
0

Shariif Cabdi Cadoow wuxuu ka mid ahaa saraakiishii saaka lagu dilay weeraradii cagmarinta ahaa ee ciidamada mujaahidiitu ku qaadeen saldhigyada ciidamada DF ee deegaanka Aboorey ee Hiiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here