DEG DEG: Ciidamada Xarakada Alshabaab Oo La Wareegay Deegaanka Alkowsar.

32
0

Ciidamada xarakada mujaahidiinta Alshabaab oo maanta dhaqdhaqaaqyo ciidan kawada gobolka Shabeelada dhexe.

Sida warar lagu kalsoon yahay ay tibaaxayaan millitariga Alshabaab ayaa gordhaw la wareegay deegaanka Alkowsar ee dhaca gobolka Shabeelada dhexe.

Deegaanka Alkowsar waxa uu si gaar ah u dhacaa duleedka degmada Aadan Yabaal waxana uu u jiraa qiyaastii 19KM.

Jihaadiyiinta Alshabaab ayaa maalmihii la soo dhaafay bilaabay guluf colaadeed ka dhan ah ciidamada dowlada federaalka ayagoo ka wareegay deegaano dhaca gobolka Shabeelada dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here