Caruur Magaalada Gaza ugu Dhintay Qaboow Dartiis.

33
0

Wararka ka imaanay magaalada Gaza ee dhulka Falastiin ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto xaalad bini’aadmtinimo oo aad u daran.

Sida aan wararka ku heleyno waxaa halkaas ku dhintay caruur yaryar oo ku jiray mid kamid ah isbitaalada Gaza.

Wararka hor dhaca ah aan heleyno ayaa tibaaxaya in ilaa 5 caruur ah oo dhawaan dhashay ay ku dhinteen cisbitaalka Asdiqaa Almariid ee magaalada Gaza ka dib mowjadda qabow daran oo ku dhuftay Gaza.

Muslimiinta reer Gaza ayaa wajahaaya xaalad bini’aadamtinimo oo aad u daran iyo go’doomin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here