Caasimada Afgaanistaan Ee Kaabul Oo Laga Dareemayo Isbadal Dhanka Dhismaha ah + Sawiro.

52
0

Dalka Afgaanistaan oo xiriyadiisa helay dhamaadkii sanadkii 2021 ayaa ku tilaabsanaaya hormaro kala duwan.

Imaarada islaamiga ah ee Afgaanistaan ayaa isbadal dhan walba ah ka sameeyaag dalka Afgaanistaan ayadoo fulisay mashaariic lagu hormarinaayo dalkaas.

Waxaa kamid ah meelaha laga dareemi karo hormarka dhismayaasha dalkaas iyo wadooyinka Afgaanistaan oo imaarada islaamiga ah ee ku sameeysay hormarin.

Hoos ka daawo sawirada magaalada Kaabul:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here