Ciidamada Alqaacidada dalka Yeman oo weerar culus ka fuliyay gobolka Abyan gaar ahaan deegaan Mudiyah.
Wararka lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in Laba calooshood u shaqeystayaal Imaaraatka ah ay ku dhaawacmeen weerarkaas, kadib markii goob lagu magacaabo Al-Raxwa ay duqeeyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee ee Ansaaru Shariica.
Howlgalkaan ay wadaan xoogaga Alqaacida ayaa loogu magac daray Siham Al-Xaq waxa uu ka socda in mudo ah qaybo kamid ah dalka Yeman.