Ciidamada Mujaahidiinta ayaa kamiin isku jira qaraxyo iyo dagaal toos ah la beegsaday ciidamada Dawladda Fadaraalka oo gurmad u ahaa cadawga lagu weeraray Balcad. Kamiinka ayaa ka dhacay deegaan Ilbaq ee duleedka Balcad.
Waxii faahfaahin dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha Allaah.