Guutada madafiicda ee xarakada mujaahidiinta Alshabaab oo weerar madafiic ah ku qaaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Moqdisho.
Weerarka madaafiicda ah ayaa ku socda garoonka diyaaradaha caalamiga Muqdisho xilli uu kasoo degayay Abiy Axmed R/wasaaraha dowladda Xabashida Itoobiya.
Jugta qaraxyo xooggan oo ka dhashay weerarka madaafiicda ah ayaa laga maqlayaa dhanka xeyndaabka garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo xerada Xalane.
Wararka ayaa sidoo kale tibaaxaga in xaalada magaalada Moqdisho ay cakiran tahay.