Guutada qaraxyada ee xarakada Alshabaab oo qarax ka fuliyay gudaha magaalada Balcad.
Sida warar lagu kalsoon yahay ay tibaaxayaan qaraxa waxaa lagu dhaawacay taliyaha booliska degmafa Balcad Xusseen Macalin iyo askari ilaalo u ahaa.
Weerarkan ayaa ku aaday kadib markii ciidamada Alshabaab ee dagaal kula wareegeen magaalada Balcad.