Sidee Usoo Dhaweynaa Bisha Barakaysan ee Ramadaan Sheekh Nuur Macalin Cabdiraxmaan (Muxaadaro)

74
0

Sheekh Nuur Macalin Cabdiraxmaan Allaah Ha’unaxariisto, ayaa jeediyay Muxaadaro qayima oo uu kaga hadlay sidii aan usoo dhaweyn lahayn bisha barakaysan ee Ramadaan.

Muxaadaran ayuu sheekhu ku xusay  acmaasha khayraadka badan ee mudan in laga faa’idaysto inta lagu gudajiro bishan barakaysan ee ramadaan, wuxuu sidoo kale kaga hadlayaa axkaamta soonka iyo wax yaabaha jabiya.

Halkan ka dhagayso maxaadarada oo dhamaystiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here