Saraakiil Katirsan Dowlada Federaalka Oo Lagu Qarxiyay Degmada Kaxda Ee Magaalada Moqdisho.

30
0

Guutada qaraxyada ee xarakada mujaahidiinta Alshabaab oo howlgal qarax ah ka fuliyay degmada Kaxda ee magaalada Moqdisho.

Qaraxa ayaa lala beegsaday saraakiil katirsan ciidamada dowlada federaalka gaar ahaan kuwa qaabilsan degmada Kaxda.

Weerarkaan ayaa si gaar ah kaga dhacay xaafada Cali Ganeey ee degmada Kaxda ee magaalada Moqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here