DEG-DEG: Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo La Wareegay Miir-Taqwo.

46
0

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku sheegaya, in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay la wareegeen deegaanka Miir-Taqwo.

La wareegitaanka ciidamada Alshabaab ee deegaankan ayaa timid, kadib markii ay halkaasi ka firxadeen ciidamada Dowladda Federaalka oo maalmahan wajahayay jab isdaba joog ah.

Sidoo kale maalintii shalay ciidamada Alshabaab ayaa la wareegay deegaanka Biya Cadde ee isla gobolka Shableeda dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here