Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka howlgalla gobolka Shabeelada dhexe ayaa saaka dagaal kula wareegay deegaanka “Boos-hareeri”.
Deegaankaan Boos Hareeri ayaa hoos taga degmada Aadan-Yabaal ee gobalka Shabellada Dhexe.
Sida aan wararka ku heleynk waxaa jira khasaaro gaaray ciidamada dawladda Fadaraalka ee halkaas ku sugnaa.