Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada dhexe ayaa tibaaxaaya in ciidamada in dagaalo culus ee ka dheceen duleedka deegaanka Ceel Cali Axmed.
Dagaalad ayaa lagu jabiyey ciidamada dowlasa federaalka ee maalmahan la kulmaayay weeraro lagu dhiig bixiyay.
Sidoo kale ill wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in uu jiro khasaaro xooggan oo gaaray ciidamada dowlada federaalka.