Mu’asasada Al-kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa baahisay muuqaalka dagaal ka dhacay duleedka deegaanka Aboorey ee gobalka Hiiraan.
Muuqaalkan oo la daawan karo ku dhawaad Afar daqiiqo ayaa lagusoo bandhigayaa firxadka ciidamada dawladda iyo maydka qaar kamida askartii dagaalka lagu dilay.
Qaybaha dambe ee muuqaalkan ayaa lagu arki karaa hubkii laga furtay ciidamadii goobta lagu laayay, kuwaas oo ahaa qoryaha loo yaqaano AK-47.
Halkan ka daawo muuqaalka oo dhamaystiran.