Ciidamada Xarakada Mujahidiinta Al-Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Labeegsaday Saldhigyada DF ee Degmada Aadan Yabaal.

21
0

Wararka nagasoo gaaraya dhanka gobalka Shabeellada dhexe ayaa sheegaya in galabta militariga xarakada Al-Shabaab ay weerar madafiic ah ku qaadeen saldhigyada maleshiyaadka ee ku yaalla gobalka.

Ciidamada xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa galabta weerar madaafiic ah ku qaaday saldhigyada Dawladda fadaraalku ay ku leeyihiin degmada Aadan Yabaal, waxaana jira khasaare gaaray cadowga.

Wali lama hayo faahfaahin dhamaystiran oo ku saabsan cida ku dhimitay, wixii kusoo kordha dib ayan usagoo gudbin doonaa akhristayasheena inshallaah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here