DEG-DEG: Ciidamada Xarakada oo Kamiin u Dhigay Maleshiyadka DF oo Marayay Deegaanka Hareeri-Caadle ee Duleedka Muqdisho.

17
0

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa goordhow weerar kamiin ah u dhigay maleeshiyaadka dawladda fadaraalka  oo marayey deegaanka “Hareeri-Caadle” ee duleedka Muqdisho.

Kamiinkan waxaa maleshiyaadka dawladda lagu gaarsiiyay khasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed, iyagoona goobta dagaalka uga cararay meydad iyo hub laga furtay.

Wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here