DEG-DEG: Qarax Culus oo ka Dhacay Albaabka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho.

16
0

Qarax culus oo ka dhacay albaabka madaxtooyada villa Soomaaliya ee Muqdisho ayaa lagu beegsaday kolonyo uu la socday Xassan Gurguurte xilli uu kusii jeeday dhanka garoonka diyaaradaha.

Wali wax faahfaahin dheeraad ah lagama helin qaraxa ka dhacay afaafka hore ee madaxtooyada, wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here