Daawo sawiro hordhac ah oo ku saabsan weerarkii Cagmarinta ahaa ee ay Mujaahidintu saakay ku qaadeen kuna qabsadeen saldhigyada iyo xarumaha cadawga ee Deegaanka Sabiid oo 10km u jira degmada Afgooye, kaas oo 40km koonfur-galbeed uga beegan magaalada Muqdisho.
Halkan ka daawo Sawirada