4 askari oo ka tirsan maleeshiyaadka Gurguurte oo mooto kaga baxsaday deegaanka Sabiid ayey miino kula kacday duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose.
Ilo-wareedyo aanu helnay ayaa sheegaya, in dhammaan Afartii askariba ay ku qur-baxeen isla goobtii ay miinadu kula kacday.
Wararka ayaa intaas ku daraya in isla goobtii ay ku basbeeshay Mootadii ay maleeshiyaadkaas la socdeen.
La soco wixii soo kordha insha Allaah …………..