Maxbuus horleh oo katirsan ciidamada Dowladda Federaalka ayaa kasoo muuqday muuqaal cusub, isagoo diraya fariin ku socota Ciidamada Dowladda Federaalka.
Maxbuuskaan ayaa lagu magacaabaa C/raxiin Sheekh Abuukar Cali, waxa uu sheegay in iyagoo Muqdisho jooga oo aysan wax nidaam ciidan ah soo marin la keenay Masaajid Cali Gaduud, halkaasna uu ku qabsaday dagaal culus.
Linkigan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Siina Faafi.