Kataa’ib Al-khbaariyah ayaa maanta soo saartay Muuqaalka muujinayaa Jabkii ay ciidamada dowladda Fadaraalka Kala Kulmeen weeraradii ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kala hortageen duleedka deegaanka Sabiid ee Shabeellada Hoose.
Muqaalkan ayaa lagu daawan karaa ciidamada dowladda Fadaraalka oo aad u bilqan goobta ay dirirtu ka dhacday, oo ah meel hawd ah oo uu cawsku ku badan yahay.
Halka gaba-gabada muuqaalka lagu daawan kara hubkii ay Al-Shabaab kasoo furatay ciidamada dowladda Fadaraalka, kaas oo u badnaa quryaha fudud, sida AK47.
Linkigaan hoose ka daawo muuqaalka.