Al-Kataa’ib oo Baahisay Muuqaalka Dagaalkii Lagula Wareegay Dagmada Moqokari ee Gobalka Hiiraan

25
0

Al-Kataa’ib ayaa daqiiqada ka hora sii daysay muuqaal aad u xiisa badan, kaas oo lagu soo bandhigaya sida millatariga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ula wareegeen dagmada istiraatiijiga ah ee Moqokari, taas oo dhacda Bariga gobalka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Muuqaalkan oo la daawan kara qadar ka badan Toban daqiiqa ayaa waxaa lagu soo bandhagayaa tafaasiil badan oo ku saabsan macrikadaas ay guusha ku raacday millatariga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Linkigaan hoose raac si aad u daawato Muuqaalka

https://archive.gnews.to/s/k2Ajw3CjZMNPacf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here