Al-Shabaab oo La Wareegtay Gacan ku Haynta Deegaan Istiraatiiji ah oo dhaca Bariaga Hiiraan.

20
0

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saaka si nabad galyo ah  kula wareegay gacan ku heynta deegaanka Ceel-qooxle ee dhaca Bariaga Hiiraan, kadib markii ay  isaga carareen askarta dowladda Fadaraalka ee deegaankaasi ku sugnaa.

Xogaha ayaa intaasi ku daraya, in ciidamada  dowladda Fadaraalka ay heleen khabar ku saabsan duulaan ay Al-Shabaab qorshaynaysay inay ku qaado deegaankaas.

Si kastaba ha ahaatee eegaankan ayaa ku biiraya, dagmooyin iyo deegaanno ay horay ula wareegeen ciimada Xarakada mujaahidiinta, kuwaas oo badankooda dhaca Shabeelooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here