Askar Dhaawacyo ah iyo Kuwa Firxad ah oo Gaaray Buulo-Barde.

30
0

Faahfaahino hordhac ah oo ku aaddan jabka iyo khasaaraha gaaray ciidanka Dowladda Fedaraalka ayaa la helayaa,

Wararku waxay tilmaamayaan in askar dhaawacyo ah iyo kuwa firxad ah ay gaareen magaalada Buulo-Burte oo uu hoos tago degaanka Abooreey oo saakay la weeraray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here