Askar Dhimasho iyo Dhaaw ku Noqday Qarax ka Dhacay Duleedka deegaan Wargaadhi ee gobalka Shabeellaha Dhexe.

60
0

Qarax goordhow ka dhacay duleedka deegaanka Wargaadhi ayaa lala eegtay askarta dowladda Fadaraalka oo la socday gaari C/Bile ah, waxaana lasoo warinayaa inay ku dhinteen qaraxaasi 7 askari, halka ay  ku dhaawacmeen 3 kale, gaarigii qaraxa lala eegtayna goobta ayuu ku burburay.

Qaraxaan ayaa kusoo aadayo, iyadoo weerar cagmarin ah oo ay saaka ku qaadeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab deegaankaasi ay ku dileen 25, halka ay ku dhaawaceen 12 kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here