Dagaalyahannada xarakada Al-Shabaab ee ka hawl-gala gobolka Shabeellaha hoose ayaa xalay fuliyey qarax ay la beegsadeen maleeshiyaadka dawladda oo ka dhacay gudaha degmada Qoryooley.
Qaraxa oo ahaa mid aad u culus ayaa geestay khasaaro aad u xooggan oo soo gaaray ciidamada la qarxiyay.
Ilo-wareedyo ayaa sheegaya in qaraxan ay ku dhaawacmeen ugu yaraan 2 askari oo ka tirsan ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ee la weeraray.