Ciidamada Alshabaab gaar ahaan guutada qaraxyada ayaa weerar qarax ah la beesaday askarta Kenya.
Ugu yaraan 6 askari oo katirsan ciidanka Kenya ayaa lagu dhaawacay, weeraka.
Qaraxa ayaa ka dhacay goob ay ku sugnaayeen askar katirsan dowladda Kenya oo ku taalla degaanka Ceel-raamo oo katirsan degmada Ceel-qaalow ee gobalka Mandheera oo kamid ah dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga Kenya.
Dhulka NFD waxaa ka socdo dagaal qaraar oo u udhexeeya Alshabaab iyo dowlada Kenya.