Ciidamada xarakada Alshabaab oo howlgal gaar ah ka fuliyay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Howlgalka ayaa lagu dilay, Maxamed Shariif Gacal oo ahaa askari katirsan sirdoonka Dowladda Fedaraalka gaar ahaan qeybta Dharcadka loo yaqaan.
Waxaa sii kordhaaya howlagalads dilalka ah ee ka dhanka ah askarta iyo sarakiisha ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ee ka dhaacaya magaalada Moqdisho iyo deegaanada ku xeeran.