Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab gaar ahaan guutada fulisa dilalka qorshaysan ayaa howlgal gaar ah waxay ka fuliyeen magaalada buulo-Mareer ee gobolka shabeelada hoose.
Howlgalka waxay ku dileen askari katirsanaa ciidanka DF, gaar ahaan kuwa lacagaha baadda ah dadka ka qaada.
Askariga la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Qaasim Maxamed Muudeey.