Askari Katirsan Sirdoonka DF oo Lagu Dilay Degmada Afgooye.

35
0

Ciidamada amniyaatka xarakada Alshabaab oo howlgal qorshaysan ku dilay askari katirsan sirdoonka dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dilka ayaa ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose.

Askariga la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Deeq Ibrahim Cabdi oo ku magac dheera Bakeylow.

Sirdoonka xarakada Alshabaab ayaa howlgalo kala duwan kawada dhamaan magaalooyinka iyo deeganada ay maamulaan ciidamada Shisheye iyo kuwa DF ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here