Waxaa faahfaahino dheeraad ah laga helayaa weerarkii duqaynta ahaa ee ay shalay ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen xerada Xalane.
Weerarkaas waxaa ku dhintay illaa 3 kamid ahaa shaqaalaha hayda UN-ka, kuwaas oo ku sugnaa guriga la ay ku dhacday duqaynta, waxaa sidoo kale ku dhawacmay 3 kale oo ayaguna ka tirsanaa shaqaalaha UK-ka ee isla xerada ku sugnaa.