Ciidamada Mujahidiinta ayaa hawlgal ka fuliyay Gobalka Banadir, kaas oo qasaare culus lagu gaarsiiyay maleshiyaadka dawladda fadaraalka.
Qaraxan ayay mujaahidiinta ka fuliyeen deegaanka Tareedisho ee duleedka Muqdisho, waxaana lagu gubay gaari C/Bile ah oo ay la socdeen maleeshiyaat ka tirsan dawladda fadaraalka.
Qaraxan oo xoogganaa ayaa sababay dhimashada 4 askari, halka ay ku dhaawacmeen 3 kale, dhamaan askarta dhawacantay ayaa loola cararay dhanka magaalada Muqdisho.