Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayaa tibaaxaya in dalkaas uu ka dhacay banaanbaxyo waa weyn oo lagu taageerayo muslimiinta Qaza.
Dibadbaxayasha ayaa watay boorar ee ku xardhan yihiin hadalo lagu taageerayo Qaza sidoo kale lagu muujinaayo in muslimiinta Suuriya iyo Falastiin ee si wada jir ah uwajahayaan guneystaha Yahuuda.
Gobolada ay ka dheceen dibadbaxayasha waxaa kamid ah Xumus, Darca iyo gobolka kacdoonka ku caanbaxay ee Idlib.
Hoos ka daawo sawirada dibadbaxayasha