Bishaar Al-Asad oo ka Baxsaday Magaalada Dimishiq.

18
0

Ilo xog ogaal ah ayaa warbaahinta CNN u sheegay, in madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-Asad uusan joogin dalka Suuriya, sidaas darteedna ay beeninayaan hadalka warbaahinta rasmiga ah ee Suuriya ee ah in Asad uusan ka cararin caasimadda.

CNN ayaa soo xiganaysa illo xog ogaalla oo katirsan ilaalada Madaxtooyada Magaalada Dimishiq, taas oo sheegaysa in madaxwaynuhu uu haatan ku sugnayn magaalada Dimishiq, waxayna cadaynaysa in wararka horay u soo baxayay ee ahaa inuu madaxwaynuhu dalka ka cararay ay ahaayeen warar sugan.

Sida laga soo xigtay ilo xog ogaal ah, xoogaga mucaaradka hubaysan ee Suuriya ayaan haynin xog sirdoon oo la xaqiijiyey oo ku saabsan halka uu ku sugan yahay Asad, waxaana ay wadaan dadaallada ay ku baadi goobayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here