Camaliyad Naf-hurnimo ah oo Mujaahidiintu Ka Fuliyeen Duleedka Deegaanka Sabiid ee Gobalka Shabellada Hoose.

11
0

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya, in camaliyad istish-haadiyo ah oo xooggan lagu beegsaday kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen ciidamada Uganda. Weerarkan ayaa ka dhacay duleedka deegaanka Sabiid.

Mujaahidiinta ayaa weerarka si qorshaysan u fuliyay, iyagoo bartilmaameedsaday kolonyo ciidan oo marayay waddo istaraatiiji ah oo u dhow deegaanka Sabiid. Sida lagu sheegay wararka horudhaca ah, weerarkan ayaa sababay khasaare culus oo gaaray ciidamada Uganda, inkasta oo faahfaahin rasmi ah wali laga sugayo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here