Ciidama Maamulka Jubbaland Oo Lagu Weeraray Duleedka Magaalada Kismaayo.

15
0

Ciidamada xarakada Alshabaab waxey weerareen askar katirsan dowlada federaalka oo ka baxay magaalada Kismaayo islamarkaana doonayay iney dhibaateeyaan bulshada ku dhaqan deegaanada dhaca duleedka magaalada Kismaayo.

Ciidamada ayaa weerar culus kala kulmay jihaadiyiinta Alshabaab oo la socday dhaqdhaqaaqooda.

Inta la xaqiijiyay dhimashada waa 1 askari, halka laba kale lagu dhaawacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here