Ciidamada Al-Shabaab oo Xabsiga Magaalada Balcad Kasii daayay Dad Shacaba.

23
0

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa xabsiga ka sii daayay shacab Muslimiin ah oo ay ciidamada Dawladda Fadaraalku ku haysteen saldhigga degmada Balcad ee gobalka Shabeellada dhexe.

Dadka deegaanka ayaa ciidamada Al-Shabaab kusoo dhaweeyay Takbiir iyo gacmo furan, waxayna haatan mujaahidiintu sugayaan amaanka guud ahaan magaalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here