Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ee taabacsan urur waynaha Alqaacida oo weerar culus ka fuliyay dalka Burkiina Faaso.
Inta la xaqiijiyay weerarka waxaa lagu dilay 10 askari oo katirsanaa ciidamada Burkiina Faaso.
Sidoo kale, Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ayaa dagaalka kusoo furtay hub aad ubadan.