Ciidamada amniyaatka xarakada Alshabaab ee ka howlgal magaalada Moqdisho oo fuliyay howlgal qorshaysan.
Howlgalka qorsheysan ayaa ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaana lagu dilay askari ka tirsanaa ciidamada Bangarafta ee sida gaarka ah u tababaratay dowlada Mareykanka.
Askari la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Suleymaan Xasan.