Ciidamada Amniyaatka Alshabaab oo Sarkaal Ka mid ah Maamulka Konfur-galbeed ku Dilay magaalada Baydhabo.

71
0

Gobolka Baay:

Ciidamada xarakada Alshabaab gaar ahaa guutada amniyaatka ayaa xalay weerar abaabulan ka fuliyay magaalada Baydhabo.

Howgalka ayaa lagu dilay Yacquub Xasan Good oo kamid ahaa Ergada maamulka Koonfur-galbeed.

Ragii weerarka ayaa goobta isaga baxsaday kadib markii ay qaarijiyeen Yacquub Xasan Good.

Weerarkii Alshabaab ayaa marar badan toobad keen ugu muhimsanaa odayasha iyo Ergada la shaqeynta dowlada Soomaaliya iyo maamul wareejin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here