Guutada qaraxyada ee xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab waxay qarax la beegsadeen, askar katirsan Dowladda Fedaraalka Soomaaliya.
Ciidamada la qarxiyay ayaa ku sugnaa xaafadda Siisii ee degmada Dayniile oo katirsan magaalada Muqdisho.
Inta la xaqiijiyay 1 askari ayaa dowladda fedaraalka looga dilay qaraxaan halka lagu dhaawacay mid kale oo ay xaaladiisu culus tahay.