Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Lagu Qarxiyay Gobolka Sh/dhexe.

50
0

Shabeellada Dhexe:

Ciidamada xarakada Alshabaab gaar ahaa guutada qaraxayasa oo maanta howlgal qarax ah ka fuliyay gobolka Sh/dhexe.

Qaraxa ayaa ka dhacay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe waxaana lala eegtay ciidamo katirsan dowlada federaalka Soomaaliya, kuwaas oo lugeynayey.

Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaas ku dhintay 2 askari, halka 3 kalana ay ku dhaawacmeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here