Guutada qaraxyada ee xarakada mujaahidiinta Alshabaab ayaa howlgal loo adeegsaday qarax ka fuliyay gobolka Hiiraan.
Qaraxa ayaa ka dhacay duleedka degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan waxaana lala beegsaday ciidamada dowlasa federaalka Soomaaliya.
Weeararkaas ayaa sababay burburka gaariga la beegsaday oo nuuciisu ahaa Cabdi Bile waxaana dhismasho iyo dhaawac ku noqday askartii la socotay gaariga.
Ciidamada xarakada Alshabaab ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa saacadihii la soo dhaafay howlagal culus ka fuliyay gobolkaas.