Guutada qaraxyada ee xarakada mujahidiinta Alshabaab oo galabta qarax ka fuliyay duleedka deegaanka Masagawaay ee gobolka Galgaduud.
Qaraxa ayaa lala beegsaday ciidamo katirsan dowlada federaalka Soomaaliya oo ku socdaayalay duleedka Masagawaay.
Warar lagu kalsoon yahay oo aan helnay ayaa tibaaxaya in qaraxaas lagu gubay gaari dagaal oo nuucisu yahay C/Bile oo ay lahayeen ciidamada dowlada.
Sidoo kale waxaa weerarka ku dhaawacmay darawalkii ka xeeynayey gaariga la qarxiyay.