Ciidamada Jubbaland oo Jab Xooggan Lagu Gaarsiiyay Deegaanka Kaambooni ee Gobolka Jubada Hoose.

28
0

Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helaaya weerar culus oo ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen ciidamada maamul goboleedka Jubbalanad ee dagan xerada Meeri ee ku taalla duleedka deegaanka Kaambooni ee gobalka Jubada-hoose.

Dagaalka waxaa ka dhashay khasaare xooggan oo soo gaaray ciidamada Axmed Madoobe:

Dhimashada waa 6 askari oo katirsan maamulka Jubbaland, halka lagu dhaawacay 12 kale.

Sidoo kale waxaa nolol iyo geeri lagu la’yahay 2 askari, halka ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab weerarka kusoo furteen 5 qori oo AK-47 ah iyo qori PKM ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here