Ciidamada Mujaahidiinta oo Madaafiic ku Garaacay Saldhigyada DF ee Degmada Aadan Yabaal.

5
0

Guutada madaafiicda ee xarakada Al-Shabaab ayaa galabta weerar madaafiic ah ku beegsatay saldhigyada ciidamada dawladdu  ay ku leeyihiin degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe.

Warar aan helnay ayaa tibaaxaya in uu jiro khasaare kala duwan oo gaaray ciidamadii dawladda fadaraalka ee ku sugnaa saldhigyada la duqeeyay,

Duqayntan ayaa kusoo beegmaysa maalin un kaddib markii ay ciidamada mujaahidiintu ay duqeeyeen xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here